islamic
4 Siyaabood Daadinta Haraaga Cuntada Ramadaanka Uga Faa'ideysan Kartid
ramadanfood
» https://rdaryeekanafta.blogspot.com
Had iyo goor cuntada aan karino bisha Barakeysan ayaa in badan aanu daadina. Sida cuntada afurka loo diyaariyo kasoo aan khasaarino marka ka dharagno kabacdi.
Hadaba sidee ayaan uga faa'ideysan karna ama u joojin karna cuntada badan aan khasaarino.
Tallaajada Gali
Cuntada inta harta waxaad galisa tallaajada sida hambada iyo wixi la mid ah. In kastoo aan hambada saxanka ku harta aysan dhigaal laheyn waxaad sameysa in qofkasta uu cunto ku filan soo gurta. Tusaale ahaan weel weyn kusoo rid cuntada oo qaando soo dhex gali si qof kasta saxan yariis ah ugu gurto cunto le'eg. Cuntada weelka weyn ku harta waxaad galisa tallaajada si loo isticmaalo maalinta xigta.

La Qeybso Dariskaga
Ramadanka waxa fiican in aad cuntada la qeybsatid daraskaaga iyo kuwa aan awoodin cunto. Hadaba dhowr qof marti qaad ama u gee cuntadaad karsatid qeyb ka mid ah. Wa ajar qof aad afurisa hadaba marti yaysan ka maqnaan saxankaga.

Suxuur Ha Karin
Hadaad aragtid in cunto badan ka hartay afurka, waxaad ka hakataa karista suxuur oo dhigaalki afurka halagu saxuurto.

Cunto hasoo Gadan Markaad Gajeysantahay
Khiyaanada ku jirta tan ayaa ah marka gaajada ku heyso ayaad gacanta ku soo qadeysa wax walba aad aragto. Hadaad ku qasbantahay inaad soo gadatid cunto adoo baahan, waxaad ku qorataa waraaq cuntada aad u baahantahay oo kaliya.

xigasho qalanjooyinka
No comments:
Post a Comment