mvn

Monday, June 6, 2016

qaab fudud oo aad jirkaga ugu qurxin kartid bishiiba mar ama asbuucii mar

qaab fudud oo aad jirkaga ugu qurxin kartid bishiiba mar ama asbuucii mar


asc muda yaaan kala maqneen isusuu noqod wanaagsan ramadaan mubaarag
caawa waxay idiinhaysaa bahdada dalyelka jirka qaabfudud oo aad jirkaga ku qurxin karto bishiiba mar ama asbuucii mar oo aan anigu ku faaiday
soo qaado
cilaan
timir
qasil
caano garoora / ama dhayba
haruud
moos
malab
liin dhanaan


  • cilaanku jirka waa qurxiyaa wuxuna ka nuugaa wasada islamarkaana waa gaduudiyaa waxaan uu leeyahya daawooyin aan lasoo kobi karin
  • timir :yada qofwalba waa ogyahy qiimaheed iyo doorka ay jirka uga ciyaarto qurxinta
  • qasilka wuxuu jirka kasaara wasakda  wuuna iftiimiyaa
  • canuhu waa muhiim jirka waxay siiyaan vetimiino badan wayna qurxiya
  • dhamaan wax qabadkood halkaan kuma soo joobi karo qoraal ugooni ah bn mid walba kaga soo hadlayaa insha alaah    sidaan soo soctaa u isticmaalaysaa


2qado oo cilaana
iyo 2qaado oo qasila  iyo timirta oo dhor hal ah oo aad faha kasaarta soona xashtay oo soo bur buris 
caanaha iskula qas sifiican uqas kadib mooskii ood soo shiiday kudar  huraada iyo malabkana ugu danbaysii sifican ugu qas 
 kadi suuliga ama musqusha lagala oo jirka oodhan mari kadib  markuu xooga yar qal qalali rabo liindhanaanta kuxoq jirkaagoo dhan oo sifcan jirka uwada gaarsii kadib ku joog mudo ilaa 30daqiiqo ah kadib biyo wax yar qandac ah kuqubayso  kadib marso kareenkii aad haysto markaa 


waad ku mahadsantihiin akhrisashadiin iyo taageeradiinuba fadal sii garee

No comments:

Post a Comment