mvn

Friday, June 10, 2016

waa maxay waxyaalaha tintayda aan wax uga gartay oo aan ku liibaanay




Asc asxbtayda  waa markale iyo barnaamigkeenii ahaa daryelka jirka maanta waxan idiin wadaa balanqaad aan hor idiinka balan qaada kaas oo ahaa waxbaaha aan tintayda wax uga gartay mudo labo week ah Ama asbuuc ama sitimaan 
maxaanku faaiday tintayda 
Marka hore ani tintaydu waa dadan kirtay mana bixi jiri 
Alx hada intiiba wn ka raystay waxaan isticmaalaa waxyaalo badan maanta qaybta kowaad oo aan idiin soo gudubinayo waa 
2-4qado oo saliid saytuun ah
2qaado oo Malab ah 
Iyo hal Xaboo ukuna 
Ogowna marwalba qiyaastu aday kugu xirantahay tintaadu intay le egtahy haday aad ubadantay was inaa saliida iyo malabka badisaa ukunta marna hal haka bad in
Intaa isku qas marks hore mari udaa ilaa 30daqiiqo
Markaa kadh
aqdid oo qalajisid had an intaan ku xiji
Miyoonees 
Ukunta intin ta gaduudan
Iyo saliid noocaa marsatid ama qumbe 
Kadib kuhay 15daqiiqo kadib ka dhaq
Markaa dhaqdo oo qalajiso kadib kumasaajee saliidii qube oo ku laa laab adoo kuu kuusayo   hana ilaawin inahabeenkii intadan sexan aad shalayso oo kuuskuusto insha alaah natiijadaa ka soo hesho nalasoo socodsii kolay ani waan kuliibaanee qaybta danbana laso 

No comments:

Post a Comment