mvn

Wednesday, August 17, 2016

Moowduuc aad uxasaasi haa sawirka ku dhago si Ada u akhriso

Maxaa qoysaskeena burburiya
A

Asc asxbay maanta waxaan kahadlayaa moowduuc xasaasi ah kaas oo ay isoo waydiiyeen asxaab aana soo koobi Karin intaanan mowduuca uguda galin waxaan jeclaan lahaa asxbta anaa alle darti ujeclahay in aan idinka idiin dhiibo  su alaaha si aan fikirkiina saliimkaa aan uqiimeeyo  su aaluhu waa sidaan
Maxaa qaysaskeena burburiya?
Maxaa rerkii isjeclaa shaydaanku iga faaidaytaa?
Ma jacaylkii horaa been ahaa?
Maxay gabdhuhu umayr badanaadaan arooska KadibKadib?
Maxaa nimanku ufuraan markay gabadhu dhasho dhowr curuura?
Ama Maxay ulaguursadaan?
Masaxbaa in waaridku soo dhexgalo qayska?
Maxaa caruuraheenii qurbaha ugu dhibataysanyihiin oo bahaladu ugu cunayaan?
Macaruurahaa ah ku wada caasi! ah misa waaridkaa Markii hore dayacay?
Misa bay'Ada ama envermentigaa waalidka  ka adkaday saasbay caruurtu kudhumeen?




Asxbay soo koobi karo  su alaaha inboxkayga ku jiro oo wada SaaS ah
Marka hore idinkaan idiin dhiibay Insha alaaha saacado Kadib bn ani falanqayn doonaa
Aadbaad umahadsantihiin fikirkiinu Ada buu muhiim nooguyahay
Thanks again
Hadii xayaysiintu idiku soo boodo kudhufo kadib iska xir

No comments:

Post a Comment