mvn

Wednesday, June 15, 2016

garashada sonkoworga

Haddii aad qabto sonkorow sannado badan iyo haddii lagu yiri sonkorow baad hadda qabtaa, keligaa ma tihid. Inta u dhaxaysa 170 - 180 malyan oo qof ayaa qaba sonkorow dunida. Xogta hoose ayaa kaa caawimi doonta garashada sonkorowga iyo sida loogu noolaado horumar adigoo qaba. Qoraalkan waxaan uga jawaabi doonnaa su'aalahaan hoos ku qoran: Waa Maxay Sonkorow? Sidee Baan u Dareemi Doonaa Sonkorowga? Sidee Buu Dhakhtarku Ku Ogaanahayaa Inaan Sonkorow Qabo? Sidee Baa Loo Daweeya Sonkorowga? Maxaa Keena Sonkorowga? Ma Waxaa Jira Hal Nooc Kabadan oo Sonkorowga ah? Caruurtaydu Ma Ku Dhici Doonaa Sonkorowgu? Ma Jirta Daawo Sonkorowga? Maxaan Kalo u Baahanahay iInaan Barto Xukunka Sonkorta? Hoos u soco si aad u akhrisatid jawaabaha su'aalahaan kore.... Department of Endocronology The Ohio State University Medical Center

No comments:

Post a Comment