mvn

Saturday, June 25, 2016

ka fakar quruxdaada intaaadan seexan oo aadan sariirta tagin

Qurxdada iyo nadaafadada ma aha oo kaliya inaa banaanka marka joogtid muujisid. Gabdhaha badankood ma daryeelaan quruxdooda inteysan seexan ka hor.

Siyaabahan hoos ku xusan waxey kugu cawinayan inaa kusoo kacdid raaxo iyo qurux.

116360467-1
1. Iska dhaq Turukada

Iska meeydh waxyaabihi aad ku quruxisay wajigaga aadoo biyo qandac ah isticmaalaya isla markaasna kareem marsanaya 'ogow biyaha kulul korka waa qalajiya'.

83182516-1
2. Marso kareem

Malintiyoo dhan waa soo jeedana waana mashquulsanhey taasoo sababta in jirkeena qalalo. Hadaba habeenko waa fursad fiican oo aad qaleylkaas ku baabi'in karta adigoo marsanaya kareem waliba gacmaha iyo lugaha.

Nadaafada waa Iimaanka badhkis

129944229-1
3.Barkin Silka ah

Ku seexo barkin sabiibax ah 'silk' taas oo ka celineysa in timahaga ku dhagaan barkinta, Timahaaga waxey leeyihin saliid iyo wasaq, hadaba biin ku xir kana ilaali iney wajigaga soo gaaran.

166546212-1
4. 8 saacadood seexo

Jirkaagoo hela hurdo ku filan waxey soo saarta nuurka wajigada iyo nasasho ka muuqata indhahaga. Iska ilaali inaa waqti yar seexata taaso kugu sababta in indhaha hoostoodo ku madowaadan oo dhiig fariisto.

qalanjo

No comments:

Post a Comment