mvn
Sunday, July 3, 2016
Jilifta & Mad Madowga Kaa Saaran Jilbaha iyo Xusulada iska Nadiifi
Dadka xusulada iyo jilbaha ka madoow waxaa isku raacsan yahay inay qabaan dhib waayo marwalba waa inay qariyaan xubnahan oo waxay u arkaan inay dhaawacayaan muuqaalkooda. kicisada-burka Haddii haddaba aad qabto dhibaatadaas waxaan kuu heynaa qaabkii aad uga gudbi lahayd oo aad uga bixi lahayd kalsooni darrada kaa heysata jirkaaga. Balse sideedaba waxaa muhiim inaad ogaato
in jilbaha iyo xusulada madoobaada ay sababaan; qaleylka jirka, fitimiin la’aan, isku dheelitir la’aan hormoonka ah, cunto xumo, daryeel la’aan jirka ah, iwm. Haddii aad horay u tijaabisay waxyaabaha kiimikada ah ee suuqa yaala ee jirka nadiifiya, hadda waxaad tijaabisaa habkaan dabiciiga ah. Waxaa lamaane.net idinla wadaagayaa tilaabooyin kaa baabi’inaya oo qurxinaya jirkaaga, waxaana ka mid ah:
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment