Maant waxaan ka hadley naa Miraha la yiraahdo (QAJAAR) afka qalaadna lagu yiraahdo (CUCUMBER) hadaan idin xasuusino dhan dhan ahaan ma maco kharaarna ma ahan Dhanaana ma ahan badana waxaan ku darsanaa ama ku dhax jar jarna Ansalata faaidoyinka uu leeyahay waxa ka mid ah sidaan soo socota
1: Dadka sokorta qaba ayuu Dawo u yahay wuna caawiyaa
2: Dhiig subagowga ama cholesterol ka ayuu yaree yaa
3: wuxu la dagaalama Cudurka Kansarka
4: Qofka qaba cudarada lafa xanuunka sida jilbaha iyo sulasha ama |Faraha oo barara xanuunka ayuu ka baabisa, ama ka yareeysaa
5: Madax xanuunka ayuu kahortaga
6: Qofkii rabo in uu is caateyso wu ku catoowaa
7: Dheefshiidka ayuu u fiicanyahay ama caawiyaa
8: wuxuu kontorla ama ilaaliya cadadiska Dhiiga
9: madada la yirahdo Birta ayuu jirka ku so celiyaa Dadka fuuq baxana dib ayuu usoo kabaa
10: Timaha ayuu u fiicanyahay
11: Habdhismeedka jirka ayuu u fiicanyahay
12: Fnanka ayuu u roonyahay

No comments:
Post a Comment