mvn
Saturday, July 23, 2016
kaarootada iyo faaiidooyinkeeda
Maanta waxaan ka hadleynaa waxtarka ay leedahaya karootada ka faideysi wanaagsan waa sida so socota
1: Karootada waxay nadiifisaa oo wasaqda ka saartaa Ilkaha
2: Karootada waxay hoos u dhigta ama dib u dhigtaa in uu kugu weynaado Cudurka Kansarka
3: Karotada waxay u roontahay Beerka wayna Nadiifisa
4: Karotada waxay qurxisaa Jirka Maqaarka ayay nuurisaa
5: Karootada waxay u roontahay ama ka hortagta Cudarada sababa Wadna xanuunka sida Xidida dhiiga wadnaha sida in ay xirmaan
6: Karotada waxay ka hortagta Cudurka Aragti la'aanta sababa ee Indha ku dhaca oo loo yaqaano (macular degeneration disease)
7: Korotada waxay kor dhisaa Aragtida qaasatan tan Habeenkii
Korotada waxaad ka Heleysaa Fitiminada so socda
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment