![]() |
Asxbta Wajiga qalalana waxaan idin soo wadaa idinka mid aad aad uga heli doontaan Insha aalah
Aankusoonoqono wajiga saliida leh
Waa alaabtaa aad sawirka ka arkaysaan
Kow waa inaa haystaa
1ukun ah
Labo Shay oogodan
Jeex liin dhanaana
Qaado iyo fargeeto
Ukunta jabi oo inta cad shaygodan kurido
Kan jaalahaa welkale kurido hada umabahnid
Kan cad fargeetada kugaraac ilaa aad ka heshiheshid xoorcad oo caanahoo kale ah sidaa sawirka ka aragto
Kadib liinta qaadada kutuuji oo halqaado liin ah kala bax Kudar ukuntii cadeed ee aad qastay kadib mari wajigaaga udaa 15-20daqiiqo inta udhaxayso isticmaal week kasta labo jeer
Fadlan tijaabi oonalasoo socodsii waxaad kafaaido iyo siduu kugu shaqayay
Tani waa arin xaqiiq ah oo aan tijaabinay
Hadii aad kaheshay wle shergaree oogaarsii walalha aana wali akhriyin lagayaabaa iyaguna inay kahelaan fikirkiinuna waa noo muhiim
No comments:
Post a Comment