Bamiyaha muxu faaido u leeyahay Qofka ? waa suaal iswaydiin mudan
Bamiyaha waa Qudaarta aadka ugu badan Africa waxaana loo isticmaalaa Qaabab badan
Dadka qaar way karsadaan qaarna asagoo ceyriin ah ayay sidiisa ku cunaan.
Hadaan ka hadalno waxtariiksa aad ayay u farabadan yihiin waxaaan ka mid ah
1. Haweenka uurka leh ayuu aad ugu fiican yahay waxaa ku jira Vutamin B kaaso Haweenka aad ugu fican
Ilamaha aan dhalan ee caloosha ku jira ayuu u fiicanyahay way ku koraa ama way ku waynaadaan
wuxuu hagajiyaa Dhiiga cas,
2.wuxu aad u caawiyaa Mindhicir waynaha caloosha wuu jilciyaa Dadka dhibteeyey Gaaska ayuu aad ugu fiicanyahay kaaso ka caawiya in ay ay si fiican u saxaroodaan calooshana u nadiif ka dhigo
waaa callool jilciyaa aan caadi eheen waxaana ku jirta Madada Vitamin A Taas oo doormihiim ah ka qadaneysa arimahaan Dadka ka dhibateysan Mindhicirka aad ayuu ugu fiicanyahay
Dadka Gaaska ku waynaaday ayuu Dawo u yahay
3. Dadka qaba iyo dadka aan qabin Sokorta aad ayuu ugu fiicanyahay Baamiyaha Sokorta ayuu isku dheeli tiraa aad ayuuna u caawiyaa Qaasatan dadka qaba sokorta
4. Cudurada ku dhaca Cunaha iyoQanjarada ayuu u fiicanyahay
5.Bamiyaha wuxu u fiicanyahay Xubnaha Laalaabma oo dhan sida jilbaha,Gamaha, Faraha,
6, Baamiyaha wuxu kaloo u fiicanyahay Kiliyaha
7. Dadka Qaba (cholesterol) ama dhiig subagowga aaad ayuu ugu fiicanyahay
8. wuxu kaloo Dawo u yahay infakshan Kadida
9. Bamiyaha wuxu Qurxiyaa Jirka iyo Maqaarkaba wuxu ka ilaliyaa Duqnimada wajiga ayuu Nuuriya
No comments:
Post a Comment